Muqdisho, March, 20, 2009 (COL)
Muuqaalka Guud Ee
Maxkamadaha Iyo Mooryaanta
Siyaasiyiinta Sixran Qur’aan Hala Saaro
Isma Wadaane Waa Lawadaa
Damiir Laawe Baa Doolar Ku
iibsada Diintiisa, Dadkiisa Iyo Dalkiisa
Argagexiso Islaamka Ku
Sheegtaye Adigu Ina Ayaad Ahayd! Ina-Bush, Ina-Blair, Ina-Sharoon?
Eedeysane Ammaanan Waa Ina
Soomaali
Difaac Diintaada Kana
Digtoonow Dagaalada Sokeeye
Maslaxad Waxaa Qaata Nin
Madax Bannaan
Ushii Kudhacday Ayaan-Daran
Isbahaysigana Waa Utaal
Magtii Maatidaad Marisay Maraykanow Bal Meel Kusheeg
Eeyihii Ameerikow Af Libaax
Ayaad Gasheen
Maqal Yaa Mooryaan!
No More Isbaaro No More
Afduub
Maxaakiimta Iyo Ololaha
Mooryaan Buufinta
Ee Magaalada Jowhar
Allaylehee Isbahaysiga
Ushaan La Rabay Waa Ku Taal
Isma Dhaanto & Dhasheed
Sh M. Ismaaciil
Habraha Hadduu Ka Dhalan
Lahaa
Hargaysa Way Holci Lahayd!
Gaal Gergaarso Waa Gunnimo
Muslim Gergaarsase Waa
Gobanimo
Laba-Wejiile
Mooryaan Ka Qaad Mooryaan U
dhiib
Maxaakiimta Ma Rootiyaa
Saacad Qof Aadan Ku Baran
Sanadna Kuma Baratid
Arrey Imaqal Ama Itoobiyaan
Kuu Sheegaa
Arrey kumaqli Maa Minaad Ameerirka ii sheegto
Qareen Qabqable Iyo Qiiro
Islaam Isma Qabtaan
Sujuuda Ku Habaara
Isbahaysiga Shaydaanka
Miirow Ku Marqaantaye
Malaay Ma Mooday Madfacii
Kala Bax Kitaabkaa Qaba
Bamkii Isbahaysiga
Baydhabuu Ku Qarxay
Musiibadii Ka Dhalatay Marti
Gelinta Mooryaanta
Muqdisho: Salliingadaan Iska
siibay Baydhabay ku Socotaa
Geyrku Wuxuu Lageli La’yahay
Kitaabkii Allaa Gadaal Laga
Tuuray
Abaal Marintii Itoobiya:
Intii I dooratayey Iga
Guddooma Injirtayda Iyo Aydhiskayga!
BBCda Oo Baafin Doonta
Bukaan-Socodka Baarlamaanka
Maandeeq Maxkamadaan Ehee
Marna Mooryaan Ha ii Malayn!
Habar Fadhidaa Legdan La
Fudud
Rag Baa Is Hayee Rahu Ha
Aamuso
Gun Baa Tiri:
Gaal Baan Ahaye Car Gaal
Idheh!
Gob Baa Tiri:
Gaal Baad Tahaye Car Wax
Kadheh
Garka Xiir Waxaa Xiga
Xijaabka Xoora Xaawaley
Xaqiiqada Soomaalida:
Xal baan Rabaa Xaqana Marabo
Xal baan Rabaa Xilna Ima
Saarna
Xal Baan Rabaa Xujana Waan
ahay
Bixitaanka Itoobiya:
Beladwaynaan Ka Bixi Bayna
Waan Kasoo Gali!
Dowlad
Baa Wax Bililiqaysatay Iyadana Baab Waaye!
Qaxa Iyo Qaxootigu Waa
Mirihii Qabyaaladda!
Qayla-Dhaanta Qaramada
Midoobay
Waa Qawda Maqashii Waxna Ha
U Qaban
Xuquuqul-Insaanku Waa Xasuuqul-insaan
Shareecadu Ma Kala Taqaan
Shariif & Shaydaan
Mirihii Maxaakiimta Mooryaan
Baa Guratay!
Rag Iska Dhici Iyo Rabbi Ka
Cabso Rab Islama Galaan
WQ: Cali Daahir X Muxammad
mohiyadin@hotmail.com
Nagala
soo xiriir:webmaster@ceelbuuronline.com
© Ceelbuur Online
